Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada hoose waxey ku dileen sarkaal ka tirsan kooxda Ridada Somalia.
Howlgalkan waxey Mujaahidiinta ku dileen Murtad Cabdi Wali Colaad Gaatamow oo ahaa gudoomiyihii isboortiga ee dowlada federaalka ee degmada Afgooye.
Dhanka kale deegaanka Warmaxan ee isla Wilaayada Shabeelada hoose waxaa qarax lagula beegsaday gaari Booyad ah oo shidaal u geysay maleeshiyaatka Ridada Bangarafta ee saldhiga ka sameystay Bilidoogle.
Gaariga Booyadda gabi ahaan goobta ayeey ku burburtay waxaana halkaas ku dhintay darawalkii ka xeynayay gaarigaasi Booyada ah.
Wilaayada Shabeelada hoose ayaa ka mid ah Wilaayaatka sida weyn loogu dhiig bixiyo Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka Shareeco la dirirka ah kusoo qaaday dalka Muslimka ee Somalia.
Calamada.com
Masha allah