Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Halgan+[Warsaxaafadeed].
  • Allposts
  • Warar

Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Halgan+[Warsaxaafadeed].

January 16, 2023

Camaliyad Istish-haadi ah ayaa aroornimadii hore ee saaka lagu weeraray saldhiggii ugu waynaa ee ay murtadiintu ka deganaayeen gudaha degmada Halgan ee wilaayada Hiiraan, halka weerar kale oo madaafiic loo adeegsaday ay Mujaahidiintu ku qaadeen murtadiinta ku sugan Maxaas.

Camaliyadda ka dhacday degmada Halgan waxaa ku halaagsamay murtadiin badan oo ay ka mid ahaayeen xubnaha ugu muhiimsanaa maamulka Riddada ee deegaankaas, oo ay in mudda ahba ku raadjoogeen Mujaahidiinta, balse uu Allaah ku asiibay camaliyadda saaka ka dhacday degmada Halgan, waxaana saraakiisha ku dhintay camaliyaddan ka mid ahaa murtad lagu magacaabi jiray Jamaal Ahmad Jaamac ahaana mujrim in muddo ah lagu raadjoogay loona haystay dambiyo kala duwan oo uu ka galay umadda muslimka ah oo ay ka qayb ka tahay in uu ahaa ashahaada la dirir horboodayey dagaalka ka dhanka ah Mujaahidiinta ee ka socda Hiiraan, Allaah fadligii saaka ayuu ku bakhtiyey camaliyadii Istish-haadiga ee ka dhacday degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Akhriso Bayyaan Horudhac Ah Oo Uu Maktabka Warfaafinta Ee Mujaahidiinta Kasoo Saaray Camaliyaadka Halgan Iyo Maxaas.

“Ciidamada Mujaahidiinta waxay hawgallo qorshaysan ka fuliyeen magaalooyinka Maxaas iyo Halgan ee bariga wilaayada Hiiraan. Halgan, waxay Mujaahidiintu camaliyad istish-haadi ah la beegsadeen saldhigii ugu weynaa ee ay deganaayeen maleeshiyaatka ridada ee loo adeegsanayey la dagaalanka Shareecada Islaamka sidoo kalena dhibaatada ku hayay Muslimiinta ku dhaqan deegaanka.

Khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa cadawga kasoo gaaray camaliyadaas waxaana xubnaha lagu dilay kamid ah saraakiishii ugu muhiimsaneyd ee ka howlgalayey deegaanadaas, kuwaas oo ay Mujaahidiintu in mudda ah ku raadjoogeen. waxaa kaloo jira burbur lixaad leh oo gaaray saldhigii cadawga iyo gaadiidkii ciidan ee goobta yaallay.

Howlgalka labaad wuxuu xalay ka dhacay degmada Maxaas ee isla wilaayada Hiiraan. Waxay Mujaahidiintu beegsadeen saldhigyada ciidamada saliibiyiinta Xabashida ah iyo maleeshiyada ridada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Hawlgalladaan saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Halgan iyo Maxaas ayaa qayb ka ah duullaanada is dabajoogga ah ee ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan cadawga duullaanka ku ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee isugu jira kuffaarta saliibiyiinta iyo maleeshiyaatka murtadiinta ah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay u dagaallameysa dhawritaanka badqabka Ummadda Muslimka ah, hirgelinta Shareecada Islaamka iyo inay dhamaan dhulalka Muslimiinta ah ka xoreyso gaalada iyo murtadiinta dabadhilifka u ah. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay mar kale ku celinaysaa dalabkii ahaa in dadka Muslimiinta ah ay ka fogaadaan saldhigyada, xarumaha iyo xafiisyada cadawgu ku leeyihiin degmooyinka iyo deegaanada ay xoogga uga haystaan ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ballan ku qaaddeysaa inay sii wadi doonto Jihaadka ka dhanka ah isbahaysiga caalamiga ah ee saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah ilaa ay geyiga Soomaaliyeed ka saareyso cadowga hororka ah ee ku soo duuley, iyo illaa diinta dhamaanteed ay Allaah keliya u sugnaaneyso. Allaah, subxaanahu watacaalaa, wuxuu yiri:

وَقَٰتِلُوهُمْ حَتَّىٰ لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ ٱلدِّينُ لِلَّهِ ۖ فَإِنِ ٱنتَهَوْاْ فَلَا عُدْوَٰنَ إِلَّا عَلَى ٱلظَّٰلِمِينَ[البقرة:193]

La soco Wixii Soo Kordha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-06-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-6-1444-Hijri.

Related Stories

Dhagayso Xalqada 8-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 8-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-09-1447-Hijri

March 2, 2026
14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada