Wararka ka imaanaya wilaayada Sh/hoose ayaa ku bishaaraynaya in camaliyad Istish-haadi ah lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Kuffaarta Africaanta, kuwaasi oo ku socdaalayay duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Camaliyadda Istish-haadiga ah ayaa Allaah fadligiis u dhacday sidii loo qorsheeyay, wixii faahfaahin ah ee howlgalka kasoo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay maanta howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka deegaanka Tardo ee bariga wilaayadda Hiiraan, waxaana howlgalkaasi lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay 6 kale, weerarka ayaana Allaah fadligiis sidii loogu tala_galay u beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka deegaankaasi.