Qarax culus oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa Camaliyad Istish-haadiyo ah ayaa lala beegsaday Kontaroolka laga difaaco Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Camaliyaddan oo uu Fuliyay Halyeey Ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sababtay Khasaara Xoogan oo soo gaartay Askartii Goobta Kontarooolka ka howlgaleysay iyo Xubno kale oo ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.