Camaliyad Istish-haadiyo ah ayaa ka dhacday gudaha magaaladan Muqdisho taasi oo faahfaahin laga helayo.
Dhawaaqa qaraxa Camaliyaddan ayaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.
Camaliyaddan waxey sigaar ah kaga dhacday dhabarka dambe ee xarunta Baarlamaanka kooxda Ridada, Waxaa camaliyaddan lala beegsaday saraakiil, askar iyo xubno kale oo ka tirsan kooxda Ridada.
Wararka hordhaca ah waxey sheegayaan in Camaliyaddan lagu dilay ugu yaraan Sagaal Murtad laguna dhaawacay inka badan (24) Labaatan iyo Afar Murtad.
Lasoco Waxii Kusoo kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.