Bogga Calamada wuxuu dhammaan akhristeyaashiisa iyo guud ahaan umadda muslimiinta ah ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul-adxaa sannadkan 1446 Hijri, alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee soo qabanay 10-ka hore ee bishan Dul-xijah.
Akhristeyaasheenna waxaan leenahay farxad ku ciida, idanka oo maanka ku haya walaalihiina muslimiinta reer Gaza oo gaajo iyo haraad ku ciidaya, aan u duceyno walaalaheenna reer Gaza oo dagaal adag kula jira cadowga koowaad ee ay muslimiintu leeyihiin oo ah Yahuudda.
Waxaan rajaynaynaa in ciiddan ciiddeeda kale uu Allaah Subxaanahu Watacaalaa nagu gaarsiiyo farxad iyo anaga oo ka guuleysannay cadowgeenna shareeco la dirirka ah, waddankana uu Allaah inooga dhigo mid xukunka shareecada islaamka uu camimo oo amniga iyo kala dambaynta wilaayaadka islaamiga ah ka jirtana uu wada gaaro dalka intiisa kale.