Ciidamada Mujaahdiinta Al-shabaab waxay maanta madaafiic ku garaaceen xarumaha saliibiyiinta ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah taliska ugu wayn ee saliibiyiintu ku leeyihiin Soomaaliya, Dhawr madfac ayaa barqanimadii maanta ku dhacday gudaha Xalane, waxaana jira khasaare ka soo gaaray saliibiyiinta halkaas xoogga ku haysta, kana soo abaabula hawlagallada gurracan ee ashahaado la dirirnimada ah.
Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa dhankiisa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgalka madaafiicda ah ee maanta lagu garaacay xerada Xalane.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska.
Ama hoos ka akhriso.