Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabab ee ka howlgala dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta waxay culus oo kamiin ah u dhigeen ciidamo ka tirsan kuwa Kuffaarta Kenya, kuwaas oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Haluungo ee gobolka Mandhera.
Weerarka kamiinka ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana jira khasaara kala duwan oo lagu gaarsiiyay kolonyada Kuffaarta Kenya ee la beegsaday.
Weerarkan jidgalka ah ee ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen gobolka Mandheera ayaa kusoo beegmaya xilli maalmo ka hor sidan oo kale weerar qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen isla goobtaas lagu dilay 8 askari oo Kenyaati ah.