Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Gaza Iyo 7 Xasuuq Oo Marinka Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Gaza Iyo 7 Xasuuq Oo Marinka Ka Dhacay.

March 16, 2024

Ciidamada gumeystaha Yahuudda, ayaa halkooda kasii wada beegsiga ka dhanka ah dadka abriyada ah ee ku dhaqan marinka Gaza, duullaanka iyo xasuuqyada aan kala sooca lahayn ee uu maamulka sahyuuniyaddu ka wado marinkan ayaana soconaya bishiisii lixaad oo xiriir ah.

Maanta oo ku beegnayd shanta bisha barakaysan ee Ramadan, duullaanka Yahuudda ee Gazana uu galay maalintiisii 162-aad, ayay Yahuuddu gaysteen 7 xasuuq oo cusub, kuwaas oo ay ku beegsatay dhowr guri oo ay deganaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan, wazaaradda caafimaadka ee marnka Gaza, waxay sheegtay in xasuuqyadaan ay ku shahiideen inka badan 60 xubnood, halka ku dhawaad ​​100 kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo u badan haween iyo caruur.

Dhanka kale, kooxaha wax iska caabinta Falastiin waxay sheegeen inay dileen 4 askari oo ka tirsan Yahuudda, Waxay sidoo kale muqaawamadu sheegeen inay beegsadeen 6 taangi oo ay wateen ciidamada sahyuuniyiinta iyo mid ka mid ah gaadiidka xamuulka ah, xilli ay marayeen Gaza iyo Khan-yoonis.

Sidoo kale waxay kooxaha wax iska caabintu sheegeen in dhowr askari oo ka tirsan ciidanka Yahuudda ay ku dileen, sidoo kalena ku dhaawaceen manaadiqda dhaca bartmaha marinka Gaza.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-09-1445 Hijri.
Next: Dhagayso Darsiga Shanaad Ee Kitaabka Al-difaac Can-araadil Muslimiin.

Related Stories

Fano Oo La Wareegtay Magaalo Istaraatiijiya Oo Kutaal Gobolka Axmaarada.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo La Wareegtay Magaalo Istaraatiijiya Oo Kutaal Gobolka Axmaarada.

October 8, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-04-1447-Hijri.

October 8, 2025
Dibadbaxyadii Mucaaradka Ee Muqdisho Oo Markale Dib U Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbaxyadii Mucaaradka Ee Muqdisho Oo Markale Dib U Dhacay.

October 8, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada