Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Yugaandhees Ah Oo Lagu Qarxiyay Sh/hoose+Dhimashada Iyo Dhaawaca.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Yugaandhees Ah Oo Lagu Qarxiyay Sh/hoose+Dhimashada Iyo Dhaawaca.

November 10, 2024

Ciidamada guutada qaraxyada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala Sh/hoose, waxay maanta qaraxyo la beegsadeen ciidamo ka tirsan Kuffaarta Uganda, kuwaas oo ka baxay degmada Jannaale doonayay na iney ka hor tagaan kolonyada sahayda usoo waday.

Qaraxyadan barakaysan waxaa Allaah fadligiis lagu dilay 2 askari oo Kuffaarta Afrikaanta ah, halka ay ku dhaawacmeen 5 askari oo Kufaarta Yugaandha ka tirsan.

Sidoo kale kolanyada Sahayda wada ayaa maanta qarax lagula beegsaday afaafka hore ee deegaanka Shalambood, waxaana mahaddiis ah in mid ka mid ah gaadiidka qaybta ka ah kolanyada uu qaraxa burburiyay.

Dhanka kale faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay isla kolonyada saliibiyiinta ah ee sahayda sidda lagula eegtay inta u dhaxeysa deegaanada Shalambood iyo Danow, waxaa halkaas kuffaarta looga dilay 3 askari oo Kufaarta Yugaandha ah.

Isku gayta wadarta guud  dhimashada iyo dhaawacyada Kuffaarta Uganda ee qaraxyadii shalay iyo kuwa maanta waa 5 askari oo Kufaarta Uganda ah iyo dhaawaca 5 askari oo kale.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-05-1446 Hijri.
Next: Maamulka Axmed Madoobe Oo Sheegay In Uu Jaray Xiriirkii Villa Somalila.

Related Stories

Dhagayso Dardaaran Ka Mid Ah Inghimaasiyiintii Weerartay Dhismaha Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Dardaaran Ka Mid Ah Inghimaasiyiintii Weerartay Dhismaha Godka Jilicoow.

October 5, 2025
Shan Gaalo Ah Oo Lagu Dilay Mandheera Iyo Askar Lagu Dhaawacay Afgooye. Sawir Hore Weerar Mandheera
  • Allposts
  • Warar

Shan Gaalo Ah Oo Lagu Dilay Mandheera Iyo Askar Lagu Dhaawacay Afgooye.

October 5, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-04-1447-Hijri.

October 5, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada