Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxay weerar kamiin ah u dhigeen kolonyo ciidamo ah oo isugu jirta kuffaarta Kenya iyo maleehshiyo murtadiin ah, kuwaas oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday agagaarka degaanka Walmareer ee hoostaga degmada Faafi ee gobolka Gaarissa.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis garneellada garbaha laga rido la helay gaari Taw ah oo qeyb ka ahaa kolonyada ciidankaasi, waxaana sidoo kale halkaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar Kenyaati ah.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha degmada Qoryooley, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.
Si aad u hesho wararkeenna booqo oo ku xirnow barteenna Telegram-ka.
https://t.me/+tAMlwk4-uOg1NDc0