Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya, ayaa goordhow waxay dagaal kula wareegeen deegaanka “Ceel-hareeri” oo ah deegaan dhaca duleedka degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan.
Ciidamada mujaahidiintu waxay Allaah fadligiis dhowr jiho ka weerareen maleeshiyaadkii muratdiinta ee ku sugnaa deegaankan, dagaal kaddib waxaa la jabiyay maleeshiyadii murtadiinta, waxayna ciidamada mujaahidiintu gudaha u galeen deegaanka Ceel-hareeri, wixii kasoo kordha weerarkan dib ayaan kasoo sheegi doonnaa Insha’Allaah.
Dhanka kale, howlgal qarax ah oo ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xaruunta gobolka Baay ayaa lala eegtay guri ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana jira khasaare Riddada gaaray.
Si aad u hesho wararkeenna booqo oo ku xirnow barteenna Telegram-ka.
https://t.me/+KpLFgOEYtHY1YTQ0