Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saaka oo Jumco ah weerar culus oo cagmarin ah ku qaaday saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta kaga sugnaayeen degmada Ceeldheer ee dhacda bariga wilaayada Galgaduud.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhigyada Riddada ku leeyihiin degmada Ceeldheer ee bariga Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud, waxayna ciidamada mujaahidiintu Allaah soo jiireen difaacyadii murtadiinta ee degmada Ceeldheer. Mujaahidiinta ayaana gudaha usoo galay degmada.
La soco wixii soo kordha Insha’Allaah.
Si aad u hesho wararka deg degga ah ee howlgalkan la soco barteenna Telegram-ka. oo gujji linkigan ama👇👇