Ciidamada mujaahidiinta waxay maanta laba camaliyo oo Istish-haadi ah la beegsadeen ciidamo ka tirsan kuffaarta Uganda, kuwaas oo ku sugnaa duleedka degaanka Bariire ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
camaliyaadka Istish-haadiga ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxayna sidii loogu talagalay u beegsadeen saliibiyiinta Uganda ee ku sugnaa duleedka deegaanka Bariire, waxaana camaliyaadkaasi ay gaysteen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada Kuffaarta Yugaandha, waxaana sidoo kale lagu burburiyey dhowr ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ay wateen ciidamada kuffaarta.
Haddaba wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.