
War goordhow ina soo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamada kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa kuffaarta Uganda, si wayn loogu jabiyay duullaankii cagmarinta ee saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaankaasi.
Ilo wareedyo aanu helnay ayaa xaqiijiyay in ciidamadii saliibiyiinta Uganda ee saaka lagu xasmiyey deegaanka Sabiid ay gabi ahaanba isaga firxadeen deegaanka Sabiid iyo hareerahiisa, waxayna u carareen dhanka degmada Afgooye ee isla wilaayada Sh/hoose.
Dhinaca kale, ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda gacanta ugu haya deegaanka Sabiid, iyadoona taliska ciidanka Mujaahidiinta uu dhawaan soo gudbin doono khasaaraha ciidanka huwanta ah ku gaaray weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Sabiid.
La soco wixii kordha insha’Allaah.