Sarkaal sare oo ka tirsanaa Wazaaradda Gaashaandhiga dowladda Federaalka ayeey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ku dileen gudaha magaalada Muqdisho.
Sarkaal la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Axmed oo ku magac dheeraa Cumar Jinnool, Waxa uu dilkiisa sigaar ah kaga dhacay degmada Howlwadaag ee Wilaayada Banaadir.
Dhanka kale degmada Buulo Mareer ee Wilaayada Shabeelada hoose waxaa qarax culus lagula beegsaday maleeshiyaatka dowladda Ridada, Waxa uu qarax sigaar ah uga dhacay goob ay waqti walbo isugu yimaadaan maleeshiyaatka Murtadiinta.
Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dilay Saddex askari waxaana lagu dhaawacay Afar askari kuwaasi oo gabi ahaan ah maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia.
Halkan Ka Booqo Pag-ka Calamada Ee Telegram-ka.
Calamada.com