Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la yeelatay wareysi muuqaal ah, kaasoo ku saabsan aqoonsiga uu dhawaan Ra’iisulwasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu, uu siiyay maamulka Somaliland.
Sheekh Cali Maxmuud Raage ayaa bixiyay xogo badan oo ku aaddan aqoonsiga iyo ujeedooyinka gurracan ee Yahuudda, wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay sheegashooyinka Natanyahu ee lagu hurdasiinayo dadka aan la socon halista Yahuudda.
Afhayeenka mujaahidiinta ayaa si mug dheer ula hadlaya dhinacyo kala duwan oo Soomaalida ka mid ah. intaas iyo in ka badan uga bogo wareysiga qaybta 1-aad.
Xigasho Idaacadda Al-furqaan.
Telegram: https://t.me/+X7JCsYqh3hFkNGRk
Facebook: https://www.facebook.com/reel/2357838864676279
Iyo https://www.facebook.com/profile.php?id=61585802314930
Mareegta: https://radiofurqaan.com/