Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Al-kataa’ib Oo Baahisay Filimka Weeraradii Yeed Iyo Caato.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Al-kataa’ib Oo Baahisay Filimka Weeraradii Yeed Iyo Caato.

July 1, 2023

Mu’assasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay qaybta 1-aad filim xiiso badan oo ka kooban laba juz. kaas oo lagu soo bandhigayo weeraradii lagu xasuuqay ciidamada Lyu Police-ka ee dowlad deegaanka Soomaalida, kuwaas oo lagu tilmaamo weeraradii ugu xumaa ee lagu beegsado ciidankaas tan iyo markii la aas-aasay sanadkii 2007.

Weeraradan oo dhacay bartamihii sanadkii lasoo dhaafay ayaa galaaftay nolosha ku dhawaad 200 oo askari oo ka tirsan ciidamada Lyu Police, waxaana sidaba lagu daawan karo muuqaalka ciidanka loo dejiyey qorshe dagaaleed ay si ba’an ugu hoobteen kuna le’deen.

Wuxuu filimku marka hore soo bandhigayaa Sooyaalka mugdiga ah ee dowlad deegaanka ay xabashidu ka hirgeliyeen gobolka Somali-Galbeed, ujeedadada loo yagleelay iyo sida ay uga qeyb qaateen gumeysiga dadka Muslimiinta ee ku dhaqan deegaanadaas, iyagoo u adeegaya nidaamka xabashida ee doonaya inuu sii dheereysto gumeysiga uu ku hayo dadkeena Soomaaliyeed.

Wuxuu sidoo kale isdul taag ku sameynayaa taariikhda madow ee maleeshiyada Lyu Police-ka iyo gaboodfaladii ay ka  geysteen dhulka Somali-galbeed taas oo ay ka waramayaan dhibanayaasha kasoo badbaaday weeraradooda ama ay qirayaan askarta qudhooda iyo muuqaalo ka tarjumaya wuxuushnimadooda oo ay kula kaceen dadka Muslimiinta. Wuxuu muuqaalku milicsnaayaa dowrkii Cabdi Iley iyo Lyu Police ku lahaayeen Jail Ogaden iyo gaboodfaladii ka dhacay gobolka intii ay joogeen maamuladii xabashi kalkaalka ahaa ee soo maray dhulkaas oo ay u dambeysay mida uu hogaamiyo Mustafe Cagjar.

Filimka waxaa kasoo muuqanaya Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ah hoggaamiye Mareykanku ku baadi goobayo 5 milyan oo dollar. Wuxuuna hogaaminayey labadii dagaal ee is xig-xigay ee lagu qaaday saldhigga Aato, wuxuuna ciidanka ku boorinayaa inay cibaado ka dhigtaan dilka askarta Lyu Police-ka.

Waxa sidoo kale Filimka lagu daawan karaa firxadkii ugu badnaa abid iyo haziimadii ugu foosha xumeyd ee ay soo bandhigto kaamirada Al-Shabaab, waa midkii ku dhacay Lyu Police. Wuxuuna banaanka soo dhigay dhiiranaanta iyo geesinimada mujaahidiinta marka ay u jiheystaan inay gaaraan laba hadaf midkood: “Guul ama Shahaado

Sidaba kaamirada Alkataa’ib aad ku daawan karto, labada ciidan ayaa isaga hor yimid dhul furan iyo hawa furan, tiro ahaan sida kaamirada ka muuqata waxaa aad u badan ciidanka Lyu Police-ka, hadana markii lays fara saaray waxaa kala cadaatay ninka u dagaalamayey shilimaatka aduunyo iyo midka ku kalsoon hadafka uu u dagaalamayo. Kaamirada Kataa’ib waxay soo bandhigeysaa ciidankii Lyuuga oo noqday sidii Tataar Jabay oo qaarkood qoryaha tuuraya, laguna baacsanayo barxadaha Caato.

Filimka ah oo ah mid Decomentry ah ayaa galabta la baahiyay qaybtiisa koowaad, halka qeybta labaad oo lagu soo bandhigayo dagaalka ugu culusna la baahin doono berito Insha’Allah.

Halkan Ka Daawo Filimka Weeraradii Yeed Iyo Caato.

Halkan Ka Dhugo Filimka Weeraradii Yeed Iyo Caato.

Halkan Ka Degso Filimka Weeraradii Yeed Iyo Caato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Barnaamij Gaar Ah: Xadgudubyada Sweden Ee Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah.
Next: Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaan Ku Teedsan Xadbeenaadka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-07-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-07-1447-Hijri

January 17, 2026
‘Puntland’ Oo U Goodisay Saraakiishii Ka Goostay Iyo Dagaal Ka Dhacay Garoowe.
  • Allposts
  • Warar

‘Puntland’ Oo U Goodisay Saraakiishii Ka Goostay Iyo Dagaal Ka Dhacay Garoowe.

January 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-07-1447 Hijri.

January 17, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada