Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Goobo ee hoostaga degmada Maxaas ee bariga wilaayada islaamiga Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya.
Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa goordhow baahisay sawirro lagu soo bandhigayo sida ciidamada mujaahidiintu maanta ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Goobo.
Hoos Ka Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Goobo.