Waxaa goordhow oo caawa ah la faafiyay sawirro kaga yimid deegaanka Ceel-hareeri ee hoostaga degmada Moqokori ee bariga wilaayada islaamiga Hiiraan, halkaas oo ciidamada mujaahidiintu ay ku suganyihiin toddobaadkii 2-aad oo xiriir ah.
Sawirrada ayaa muujinaya ciidamada mujaahidiinta oo isbuucii labaad si buuxda gacanta ugu haya deegaankan oo u dhow degmda Moqokori, waxaana sawirrada qayb ka ah maydadka maleeshiyo murtadiin ah oo lagu dilay dagaalladii u dambeeyay ee aaggaasi ka dhacay.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada Oo PDF Ah.
Ama hoos ka daawo qayb ka mid ah.