
Sidoo kale maanta gallinkii Dambe ayaa degmada waxa lagu soo bandhigay cayaaro xiiso galiyay bulshadii halkaasi usoo daawasho tagtay.
Dhammaan Wilaaayaadka islaamiga ah ee ay ka arrimiso shareecada Islaamku ayaa maanta si qurux badan usoo bandhigay farxaddooda ciidda.
Halkan ka daawo sawirada.


















