Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybaha afaraad iyo shanaad ee taxane muuqaallo ah oo lagu soo bandhigayo farriimo ka socda maxaabiista maleeshiyadii murtadiinta ee lagu qabtay weerarkii mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Towfiiq oo horay loo oran jiray Masaajid Cali-gaduud.