Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow baahisay filim cusub oo Dokumentari ah, 50 sano kadib dilkii Culimada, Maxaa iska bedelay xaalada dalka Soomaaliya? Shuhadada Dacwada – Culimadii Loo Dilay Difaaca Qur’aanka, waa Filim wathaa’iqi ah oo faaqidaya toogashadii dowladii kacaanka kula kacay culimadii difaacayey Qur’aanka iyo cawaaqibtii laga dhaxlay.