Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Filimka Hadiyadda Ciidul-fidriga Al-kataa’ib Iyo Hiilada Mujaahidiinta Ee Gaza.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Filimka Hadiyadda Ciidul-fidriga Al-kataa’ib Iyo Hiilada Mujaahidiinta Ee Gaza.

April 12, 2024

Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow baahiyay filim cusub oo muhiim ah, kaas oo la daawan karo muddo ku dhow 40 daqiiqo, waxay Al–kataa’ib muuqaalkaan cinwaan uga dhigtay “Qaadimuuna Yaa Aqsaa” oo ah halka ku dhigga mujaahidiinta iyo yoolka fog ee uu tiigsanayo halganka jihaadka ee ka socda bariga Africa, filimka ayaa kusoo baxay luuqadaha kala ah Carabiga iyo Soomaaliga.

Filimka ayaa daqiiqadaha ugu horreeya ku billaabanaya dareen murugaysan oo dhiillo ximbaarsan, waxaad daawan kartaa qayb ka mid ah jirkeenna oo inta guni isugu tagtay ay rifayso waa sahaayanada Yahuudda ah, reer galbeedka saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah ee caalamka ka jira, kuwa ay isugu tageena waa ehelkeenna reer Gaza.

Filimka Kataa’ib ayaa murugada kaddib, soo bandhigaya howlgallo millatari oo ay mujaahidiintu bishii lasoo dhaafay ee Ramadaan ku beegsadeen maleeshiyaadka murtadiinta, maadaama murtadiintu ay wakiilo u yihiin Yahuudda iyo nasaarada reer galbeedka, howlgallada cagmarinta ah ee filimka lagu soo bandhigayo waxaa ka mid ah weerarkii cag-marinta ahaa ee Busleey, Kamiinkii Basra, cagmarintii Daaru-nicma iyo kamiinkii Xarardheere.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Soomaali.

Halkan Ka Degso Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Soomaali.

Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Soomaali.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Carabiga.

Halkan Ka Degso Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Acarbiga.

Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Al-kataa’ib Af-Carabiga.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-10-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-10-1445 Hijri.

Related Stories

Itoobiya oo duqayn ba’an u geystay maleeshiyaad taabacsan ciidamadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya oo duqayn ba’an u geystay maleeshiyaad taabacsan ciidamadeeda.

January 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-08-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-08-1447-Hijri

January 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-08-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-08-1447 Hijri.

January 22, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada