Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerarkii ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin kula wareegeen gacan ku haynta degmada Awdheegle ee ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose.
Muuqaalka oo la daawan karo inka badan 7 daqiiqo ayaa daqiiqadaha ugu horreeya soo bandhigaya sida ciidamada mujaahidiintu cagta u mariyeen murtadiintii ku sugnayd saldhigyada degmada Awdheegle, waxay cameraddu sidoo kale soo bandhigaysaa qanaa’imta kala duwan ee ciidamada mujaahidiintu kusoo furteen weerarkaasi, qaybaha ugu dambeeya waxay Kataa’ib Al-ikhbaariyah kusoo bandhigtay muuqaallada qaar ka mid ah maleeshiyadii murtadiinta ee dagaalka lagu qabtay.