Waxaa iska soo daba dhacaya sawirrada ka imaanaya wilaayaadka islaamiga ee la xiriira munaasabadda Ciidul-adxaa oo maanta ay tahay maalinteedii labaad, degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ayaana si heer sare ah looga ciiday.
Sawirradan waxaad ku arkaysaan sida looga ciiday degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga Galgaduud iyo Jowlo oo ka mid ah degmooyinka wilaayada islaamiga ah ee Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Galhareeri.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Jowlo.