Isku soo baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo faragelinta Yahuudda ee waqooyi galbeed Soomaaliya, ayaa waxay ka dhaceen wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay isku soo baxeen kumannaan dadweyne ah.
Sawirrada aan hoos idin soo dhignay waxaad ku daawan kartaan isku soo baxyada looga soo horjeedo faragelinta Yahuudda ee waqooyi galbeed Soomaaliya, sida magaalooyinka Jilib wilaayada Jubbada dhexe, Kuunya-barrow ee wilaayada islaamiga Sh/hoose, Buulo-fulaay wilaayasda islaamiga Baay, Buq’aqable wilaayada islaamiga Hiiraan, Jowlo wilaayada islaamiga Mudug.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Jilib.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Kuunyo.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Buulo-fulaay.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Hiiraan.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Jowlo.


























































































































