Daawo Jabkii Maleeshiyada Gurguurte Lagu Gaarsiiyay Deegaanka Geelgub Ee Sh/dhexe.
April 13, 2025
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigay dagaalkii maleeshiyaadka murtadiinta lagu jabiyay ee ka dhacay deegaanka Geelgub ee hoostaga degmada Cadale ee wilaayada Sh/dhexe.