Waxaa goordhow la faafiyay muuqaalka ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo howgallo amniga lagu sugayo ka sameeyay waddada dheer ee isku xirta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.
Muuqaalkan kooban waxaa kasoo muuqanaya ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin, kuwaas oo howlgallo amni xaqiijin ah ka sameynaya waddadan oo ah mid muhiim ah.