Abwaan Negeeye Cali Khaliif oo ka mid ah abwaannada mujaahidiinta bariga Africa, ayaa bixiyay waraysi cusub oo uu siiyay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan, waraysiga oo ah mid muuqaal ah ayuu Abwaanku kaga hadlay arrimo la xiriira Siyaasadda iyo Saxaafadda.