Kaddib markii ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin maanta gacanta ku dhigeen oo ay la wareegeen degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, ayay dadka deegaanku soo duubeen muuqaallo muujinaya jabka laxaadka leh ee ku habsaday maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.
Muuqaalkan ayay dadka deegaanku kasoo duubeen buundada degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo ay ka muuqanayaan raadadka guuldarrada ee ay kaga tageen maleeshiyadii murtadiinta ee saaka cagta la mariyay ee magaalada dagaalka looga saaray.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.