Waxaa la baahiyay muuqaal kooban oo muujinaya sida ciidamada mujaahidiinta maanta oo Arbaco ah u qabsadeen degmada Aadan-yabaal ee Sh/dhexe, halkaas oo talis wayn u ahayd maleeshiyaadka murtadiinta, kuna sugnaayeen saraakiisha ugu sarreysa ciidanka kooxda Riddada.
Muuqaalka oo la daawan karo ku dhawaad 2 daqiiqo ayaa soo bandhigaya sida ciidanka mujaahidiintu u qabsadeen saldhigyadii dagaalka looga saaray maleeshiyaadka murtadiinta ee kuyaal degmada Aadan-yabaal, waxay ciidamada mujaahidiintu raayada towxiidka ka qotominayaan bartamaha magaalada, waxayna dhulka dhigayaan boorar ay ku xardhanyihiin sawirrada madaxa kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan oo maanta goob dagaal lagu jabiyay maleeshiyo uu hoggaaminayay taliayah ciidankiisa murtad Odowaa Yuusuf Raage, waxaa sidoo kale muuqaalka lagu arki karaa gaadiidka mujaahidiintu ku qaniimeysteen weeraradii dhacay oo magaalada dhoolatus loogu sameynayo.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.