Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaal cusub oo la daawan karo muddo hal daqiiqo ka badan, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerar kamiin ah oo maleeshiyada murtadiinta loogu dhigay inta u dhaxayso deegaanka Buufow iyo degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose.