Waxaa la baahiyay muuqaal lagu soo bandhigayo ciidamada mujaahidiinta oo maanta oo Sabti ah taariikhduna tahay 29/03/2025 ku sugan degmada Towfiiq oo horay loo oran jiray “Masaajd Cali Guduud”, iyo haldal uu halkaas ka jeediyay Nabadoon Cabdullaahi Cali Caraaye Naqiibka Beesha Warsangali – Abgaal.