Waxaa la baahiyay muuqaalka duqayntii diyaaradaha dagaalka ee saliibiyiinta Itoobiya ka gaysteen degmada Jilib ee wilaayada islaamiga Jubbada dhexe, duqaynta oo ay u adeegsadeen fuustooyin shidaal ah ayay ku beegsadeen suuqa magaalada gaar ahaan suuqa Al-aqsaa, dhismaha jaamacadda Al-qimmah iyo guryo ay leeyihiin dad shacab ah.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.