Waxaa la baahiyay muuqaal kooban oo soo bandhigay muddo bil ah kaddib xaaladda deegaanka Aboorrey ee dhaca bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Deegaankan oo marti geliyay dagaallo culus oo u dhaxeeyay xaqa iyo baadilka qaatay na inka badan toddobaad xiriir ah ayaa muddo bil ah kaddib waxaa si buuxda gacanta ugu haya ciidamada mujaahidiinta, waxaana magaalada dib ugu soo laabtay dadkii deegaanka, ciidanka mujaahidiinta ayaa dhoolatus ciidan ka sameynaya magaalada sida laga dheehan karo muuqaalkan la faafiyay.
Halkan Ka Degso Ama Hoos Ka Daawo Muuqaalka.