Waxaa goordhow la faafiyay muuqaalka ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab oo howgallo amniga lagu sugayo ka sameeyay waddada dheer ee isku xirta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo degmada Afgooye.
Muuqaalka oo ah mid kooban waxaa kasoo muuqanaya ciidamo qalabaysan oo ka tirsan mujaahidiinta, kuwaas oo howlgallo amni xaqiijin ah ka sameynaya deegaannada Lafoole & Ceelasha biyaha oo dhaca waddada u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye.