Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybta 1-aad sida looga ciiday wilaayaatka islaamiga ah Ciidul Fitr 1446 – Qaybtaan waxaad ku daawaneysaan sida looga ciiday magaalooyinka kala Ah Awdheegle, Jamaame, Buulo Fulaay, Buq’aqable, iyo Galhareeri, ee wilaayaadka Shabeellada Hoose, Jubbada Hoose. Baay, Hiiraan iyo Galguduud.