Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal kooban oo la daawan karo wax ka badan 2 daqiiqo, kaasoo lagu soo bandhigayo sida ay ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee dhaca bariga wilaayada islaamiga Hiiraan, halkaas oo ay isaga carareen maleeshiyaadka murtadiinta.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Yasooman.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Yasooman.
Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Yasooman.