Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar qorsheysan oo rag ka tirsan ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, waxaana weerarkaasi lagu soo bandhigayo muuqaalka uu si gaar ah kaga dhacay isbaaro murtadiinta ugu tiillay suuqa xoolaha ee magaaladaasi, halkaas oo askar lagu dilay.