Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub, kaasi oo lagu soo bandhigayo sida maleeshiyaadka murtadiinta ah loogu jabiyay duleedka deegaanka Aboorey ee hoostaga degmada Buulo-burte ee wilaayada islaamiga Hiiraan.
Muuqaalka oo la daawan karo saddex daqiiqo iyo 40 second ayaa soo bandhigaya muuqaallo toos ah oo muujinaya sida dhulka howdka ah ee deegaanka Aboorey ee duleedak degmada Buulo-burte loogu laayay maleeshiyada Ridada, qaybaha dambe ayaa lagu soo bandhigayaa qaniimada kusoo dhacday gacanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.