Daawo Muuqaalka Weerarkii Cagmarinta Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Biya-cadde.
March 17, 2025
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Biyo-cadde ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe.