Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal la daawan karo ku dhawaad lix daqiiqo, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin khamiistii lasoo dhaafay oo taariikhdu ku beegnayd 21-ka Shacbaan kula wareegeen deegaanka Daaru-nicma ee wilaayada Sh/dhexe.