Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow baahiyay muuqaal cusub oo soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiintu ku xoreeyeen degmada Moqokori ee dhacda bariga wilaayada Hiiraan.
Weerarkan barakaysan oo ku billowday camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyay mujaahid ka tirsan Istish-haadiyiinta mujaahidiinta, uuna xigay dagaal toos ah ayay ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigyadii Riddada ee degmada Moqokori, wuxuuna filimka kusoo baxay Af-soomaali, waxaana lagu tarjumay luuqadda Carabiga, waxaad na kaga bogan kartaa wixii ka dhacay degmada Moqokori oo maqal iyo muuqaal ah.