Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigay mid ka mid ah weeraradii ka dhacay deegaanka Boos-hareeri ee hoostaga degmada Aadan-yabaal ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo jab xooggan loogu gaystay murtadiinta.
Muuqaalka oo la daawan karo wax ka badan 8 daqiiqo ayaa soo bandhigaya dagaalkii lagu qabsaday Zuugii Saneey Cabdulle ee ka dhacay deegaanka Boos Hareeri, maydadka maleeshiyaadku waa tiro beel, Allaah fadligiisna kabaha aya lala dulmaray oo maydadoodana waa laga dul tallaabsaday.