Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybta koowaad muuqaallo lagu soo bandhigayo weerar culus oo jab laxaad leh lagu gaarsiiyay maleeshiyada Ridada, kuwaas oo ka dhacay deegaanka Boos-hareeri ee hoostaga degmada Aadan-yabaal ee wilaayada Sh/dhexe.
Qaybta ayaa soo bandhigaya sida maleeshiyadii murtadiinta ee ku sugnaa deegaanka Boos-hareeri ugu go’een mid ka mid ah weerarada ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaankaasi, waxaadna arkaysaa howdka deegaanka oo ay bilqanyihiin maydadka murtadiinta ee saaxiibadoodii ay kaga carareen goobta dagaalka iyo hubka laga furtay.