Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo farriin ka timid mid ka mid ah maxaabiistii saliibiyiinta Kenya looga qabtay dagaalkii taariikhda galay ee 15-kii Janaayo 2016-kii ka dhacay degmada Ceelcadde ee wilaayada islaamiga ah ee Gedo.
Maxbuuska kasoo muuqanaya cameradda Kataa’ib Al-ikhbaariyah waa Cabdullaahi Ciise Ibraahim oo ka mid ahaa ciidamada maxabiistii Kenya ee lagu qabtay dagaalkii Ceel-cadde, waxa uu farriimo u diray madaxda dowladdiisa saliibiyadda ah, ciidankiisa iyo shacabkiisa.
Halkan Ka Degso Fariinta Maxbuuska.
Halkan Ka Daawo Farriinta Maxbuuska.
Halkan Ka Dhugo Fariinta Maxbuuska
Halkan Ka Degso Fariinta Maxbuuska Oo Tarjuman.
Halkan Ka Daawo Farriinta Maxbuuska Oo Tarjuman.
Halkan Ka Dhugo Farriinta Maxbuuska Oo Tarjuman.