Waxaa la baahiyay sawirrada sida saaka ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Nuur-dugle ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta.
Deegaankan ayaa gacanta ciidamada mujaahidiinta kusoo dhacay kaddib dagaal ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan mujaahidiintu saaka kula jarmaadeen maleeshiyadii murtadiinta ee deegaanka ku sugnaa, halkaas oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay maleeshiyada Riddada.
Hoos ka daawo sawirrada la wareegidda mujaahidiinta ee Nuur-dugle.
