Kadib markii Mujaahidiintu ay shalay la wareegeen degmada Aadan Yabaal oo ah degmo istiraatiiji ah, cadowgii ku sugnaana cagta la mariyay, waxa cabsi ay lasoo gudboonaatay maleeshiyaadkii ridada ee ku sugnaa Yaasoomaan iyagoo dagaal la’aan isaga huleelay saldhiggii ay ku lahaayeen buurtaasi.
Hadaba waxa halkaasi isla shalayba gaaray Mujaaahidiinta oo ku roondeeyay xarumihii cadowga ka baqo cararay, waxana halkan hoose aan idiinku soo gudbinaynaa sawirro ay Alkaat’ib ay kasoo qaaday Yaasooman oo maanta la faafiyay , halkan hoose ka daawo sawirrada.