Al-kataa’ib ayaa goordhow faafisay sawirrada weerarkii cagmarinta ee ay ciidamada mujaahidiintu kusoo afjareen maleeshiyaadkii murtadiinta ee ku sugnaa deegaanka Ceel-qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee dhaca bariga wilaayada Hiiraan, sidoo kalena kula wareegeen deegaanno u dhow Moqokori.
Halkan ka degso dhammaan sawirrada oo aan Pdf idinku diyaarinay.